VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Abdi - Lyrics

dambi ma leh naftaydani haday kugu danseegtee waa midaad dabiibtoo kalgacayl dawaynoo jacayl aawadaa dilan daawashada indhaha iyo daymadaad u rontoo durdur iyo xareed baad cabdi iiga dhigantee daa,im ha igu kaa simo kartidiyo dulqaadkiyo dadnimada aad leedahay waa mid loo dalxiisoo aqal daahya waynliyo dadab lala wadaagee daawashada indhaha iyo daymadaad u rontoo durdur iyo xareed baad cabdi iiga dhigantee daa,im ha igu kaa simo
Queue is empty
-- / --