VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bishaaro - Lyrics

bishaarada lagu farxiyo bidhaantaan weheshadoow bu,dii indhihiyo bogiyo adaa beerkaba ku yaal axnaanada caashaqoow adaa badankiyo qalbiga jacaylka ku beerayooo adaan kuu baahanoo naftayda bogsiin karee cabdow balantii adkee bishaarada lagu farxiyo badhaadhaha kalgacalkoow bishi dhalatoow adaan abaal badan kuu hayaa amaankii buuxiyoow adaa bini aadanimo laabtayda ku baahayo adaan kuu baahanoo naftayda bogsiin karee cabdow balantii adkee
Queue is empty
-- / --