mar hadii arligeenee
hoobaanti bislaatoo
himbirtiyo gurmashaa
hooaantii gurnayno
hawlaha na hor yaal
hagran maayoo
waxaan heli karee
heliyaalo helee
helayaaloo helee

mar hadaad i horjoogto
hanaanka iyo muuqa
hadalkaaga aan maqllayoo
hawlaha na hor yaal hagran maayo
waxaan heli karee
heli yaalo heleee
heliyaalo helee

Exit mobile version