VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacalahayga - Lyrics

aniyo gacalahaygaa dadka uga so go,ay nlosha isla garnalee gayaanka isu jecel nahay gidheer waa waxa ina kala go,doonshoo midba gees aduunyada waayuhu nakala gee isu gee allahayoow caashaqayga guri laba goor iyo ayaan gacalada la kala maqan midba goonidiisuu xiisuhu u gubayaa geesigaan jeclaayeey gayaanka uga soo go,ay gidheer waa waxa na kala go,doonshoo midba gees aduunyada waayuhu nakala gee isu geeallaahayoow caashaqayga guri ani iyo gacalahayga dadka ugu soo go,ay nolosha isla garanlee gayaanka isu jecelnahay gidheer waa waxa na kala go,doonshoo midba gees aduunyada waayuhu nakala gee isu geeallaahayoow caashaqayga guri
Queue is empty
-- / --