hani ani hawlaheenii
inay noo hagaagan
halgan baan u galayoo
waxaan midaa hadal
marna kaa hor keenine
hiil maanan waayine
adigaa i hagradaye
hadaad hormarkeenniyo
halgankeenii jeceshay
jacylkii nabsigu helay
siyar umaad halayseen

hurgumada jacaylkiyo
runtii hadaladaada
hoos ii dhigaayee
waxaan ahay miid hanan karta
ama aad ka helayside
dhamaan hawlahaagiyo
waxaad hiigsanaysee
hadaad hormarkeenniyo
halgankeenii jeceshay
jacylkii nabsigu helay
siyar umaad halayseen

Exit mobile version