VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceyl waan ka fiigay - Lyrics

jacayl waan ka fiigoo fidnadiisa caashaqan farahaan anigu ka qade waxaa keenay fogaanshaha fajacuu i baday iyo kalgacaylka fududee yaa faraqa ii sudhay waa lagu fidmoobaa arinkaa furfuratiyo reer fudaydka lagu galo adigoon ka fiirsanin foolxumada guurkiyo fidmadiyo waxyeeladan farahaan anigu ka qaade inaan kali u foognaa naftu ay ku faraxdaa ficilxumada diidaa aayaha ka fiirsado waa lagu fidmoobaa arinkaa furfuratiyo reer fudaydka lagu galo adigoon ka fiirsanin
Queue is empty
-- / --