VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylku waa cadaawoo - Lyrics

cil muxuu i baday iyo cuqdadad aan dhamaanayn cidlo uu i taago dadkii waa colownee jacayl waa cadaawoo hurdo waan ka caagoo xalay gogol colaadbaa waagu ii cadaadee boodhaari kii cigaybaa cunaha iga haystee wadnaha caaradiisa dhiiga iga cabayaa bal inuu i caawiyo cishqi aan wadagnoo caadi maaha xaalkuye cabashaan u shegtee caaadil baan ka tuuugaa calaf inaan wadaagnoo farxad aan ku ciidno nabad aann ku cawaynoo boodhari kii cigaagaa cunaha iga haystoo wadnaha caaradiisuu dhiiga igga cabayaa
Queue is empty
-- / --