jeegaan jaleecada
cadceeedoo jilbaha timid
laga jeesan waayoo
jalaqsaneey
jaalkayoow
xageed bad ku noolayd
naftaydii ku jamatoo
jamaalkaaga aragtida
jacayl igu abuurmoo
inaan jookho kuu lulo
adna jana naqdaabaan
jaangooostay aniguye
jawaabtii maxaad odhan

intaan dunida joogniyo
cimrigeen intuu jiro
jirid caashaqon jabin
qurux jamasha loon dhicin
naftaydii ku jamatoo
jamaalkaaga aragtida
jacayl igu abuurmoo
inaan jookho kuu lulo
adna jana naqdaabaan
jaangooostay aniguye
jawaabtii maxaad odhan

Exit mobile version