ma naxee kalgcalkuye
mudo hadaan i waydeen
jacaylkii i miry baan
meel dheer la tagayoo
mahadhooyin reeboo
meeraysanaayaa
wali aan ku maqanahay
kama maarmo cashaqa
maarona umaan helin
mid weye igu culsu
rabibaana ii maqan

nafba wixii u muuqda
maankeedu qaataa
kaga taala meel dheer
meehanawga ugu wacan
murugada aan ka tagahayn
is maaweelo beenaan
wali aan ku maqanahay
kama maarmo cashaqa
maarona umaan helin
mid weye igu culsu
rabibaana ii maqan

Exit mobile version