Heesta Naf ku jecel - Lyrics
naf ku jeceloo
kuu jajabanoo
beer jileecii
jiidh damqaysoo
joogi waydoo
jiifsan waydoo
joogo maqanoo
jeelan baan ahaye
naf ku jamataa
jeex ka mida too
qalbi kula jiraa
jiidanaayoo
joogi waydoo
jiifsan waydoo
joogo maqanoo
jeelan baan ahee