kii aan jantee
jismiga iyo oogada uun
wadnaha jeexisiyoow
jawigu waxuu ii saxmaa
jiboodaa aawadaa
markaan kaa helo jawaab
hadaadse jawaan liici layd
qalbigu sida uu kuula jiro
jidhkaa ku dubaaxin laayoo
ilmada maad joojiseen

joharadii laabta iyo
jidiin dhuuni iyo nafaqo
naftaydu way u jeelanto
hadaan jees noqon lahayn
ardaa ku jalbeeban layn
qayrkay uma jabeen
hadaadse jaleeci layd
qalbigu sida uu kuula jiro
jidhkaa ku dubaaxin laayoo
ilmada maad joojiseen

Exit mobile version