VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waqti - Lyrics

aduunyadan wareerkee la waaxyaystay samahee foolxumada waa lagu wadhay maxaa godob la waaboo ruux lagu wareemoo waabeeeyo loo shubay maxaa waayo arag lihii dhaqan uu ku wiiqmoo ama ruux wanaag jecel walaac beena raacoo ceryaamo mooday waqalo wakhtigu ka hiilsho wadkiisii hiigsanaayoo oo wali hadna nool waxaan uga gool leeyahay waaba aragtidiinee allahayaw wixii daran inaga wayrixin lahaa naga dhawr wadeecada aduunyadan wareerkee la waaxyaysatay samihi foolxumada lagu wadhay maxaa laba wacnaayoo wadnaha isu bixin jiray waayuhu ukala raray maxaa waayyo aragli,i dhaqan uu ku wiiqmoo ama ruux wanaag jecel wallaac beena raacoo ceeryaamo mooday waqalo wakhtiguna ka hiilshoo wadkiisii hiigsanaayoo oo wali hadana nool waxaan uga gool leeyahay waaba aragtidiinee allahayaw wixii daran inaga wayrixin lahaa naga dhawr wadeecada
Queue is empty
-- / --