xidigtii jacaylkoow
inankana xanaanshee
een xaalka siiyee
xalka qaadan waayee
xurmo weeyi guurkiye
xumaan loooma quudhe
gacal iyo xigtaan nahae
waana xaal gobedoo
waa xeer sidiisii
odayaal xajinayaan
caawaan xukumanee
dna hooy xasuusnaw
xaq baan isu leenahee

xulashadii jacaykoow
inanakaan xaqiiqdii
nolol xiiso loo wacan
xaashida u rogayoo
xurmo weeye guurkuye
xumaan looma quudhee
gacal iyo xigtaan nee
xusuustayda kama go,in
xiligaan is baraniyo
xidhiidhkii dhexdeeenee
caawaan xukumanee
dna hooy xasuusnaw
xaq baan isu leenahee

Exit mobile version