VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adigaa datkakugu jeclahay - Lyrics

adigaan dadka kuugu jeclahayoo sidii dayaxaan ku eegtaaye dareen caashaq baad abuurtaayoo adaa deeqow qalbiga dagayee ku daadahshay oo adaan dahabeey ku jecelahayee i daadihi oo adaan deeqoow indhihii ku dayaa nasiib badanow daryeelkii naftaydabaad tahye adigaa dahab iiga qaalisanoo dawadii jacaylka ii ahaw idooro waan ku doortee i daawo waad i deeqdee adigaa dumarka ugu qurux badane nin caruur loo daadahshaad tahaye
Queue is empty
-- / --