Heesta Bigil - Lyrics
bilan boodo waynay balow rag dheh bigdheh bigdheh balow rag dheh aynu baw niraah nee balow rag bigil weeye heestanu balow rag dheh
bisinkii ilaah baan ku bilaa bayaayoo balow rag dheh bulshadii hayaantaan balow rag dheh ugu baa qayaayoo in badaha jibaax daan baadi goobayaayoo raqda baylah deenaan ku bidhaamiyaayoo dad intii garaadlaan ku baraarujaayoo dhalintii baxdowdaan barayaa afkoodoo
b t j x kh d r s sh dh c g f q k l m n w h y
aa ee ii oo uu
a e i o u
baafi baafi baafiyoo bigilka ugaraacoo baadi doon
bilan boodo waynay balow rag dheh bigdheh bigdheh balow rag dheh aynu baw niraah nee balow rag bigil weeye heestanu balow rag dheh
dhaqankii bariiqdaan badhi taarayaayo bandhigii caruurtaan ku bilaabayaayoo badi walid koodan barbar keenayayo hadba kii badshaa baan bilad siinayayo batarkii ciyartan uga boodayayo biligii dadkeniyo burji ban uxidhayaa
b t j x kh d r s sh dh c g f q k l m n w h y
aa ee ii oo uu
a e i o u
baafi baafi baafiyoo bigilka ugaraacoo baadi doon
bilan boodo waynay balow rag dheh bigdheh bigdheh balow rag dheh aynu baw niraah nee balow rag bigil weeye heestanu balow rag dheh
baladkii coladan ku bakhtinayayo madax been aburan u badheedhayayo
in naceeb ka buxan ku bogsinayayo dad barwaqo hesto misna baahi shegtan badhadhaha tusaayo bismileesta leeyahay marna beer jacelban ku biyenayayo
b t j x kh d r s sh dh c g f q k l m n w h y
aa ee ii oo uu
a e i o u
baafi baafi baafiyoo bigilka ugaraacoo baadi doon
bilan boodo waynay balow rag dheh bigdheh bigdheh balow rag dheh aynu baw niraah nee balow rag bigil weeye heestanu balow rag dheh
shimbir baalaleya boosto qadi donto quwiin elesebeth baan ubayaami leeyahoo salan buxdo buuxdaan ku bariidi leyahoo gidi beelgarad iyo boosniya ruwandaba waata beesha reer yurub u baroranaysee birmadka u diraysee maxa baladka somal bur burka ugu eegteen