Heesta Dhallad - Lyrics
dhabi baxay lamoodyay dhitadii jaceelkaa aan wada dhana oo dhay wada cabnee x2
waxad tahay mid dhaladoo dhaqan lagu bar baarshoo dhawaqaa tiraahdaa dhagaha deeqayee x2
hayga dhicin hadheeliyin ha iga dhogor madoobaan dhabaan kuu jeclahayoo midaan kuu dhigaan jirin x2
dhaban qurux wanaagay midaan kala dhinaynoo ilaahay dhameeyoo ladhaqdaa tahee x2
dhex yaray adumbaa qurux dhaashtayoo ku dhugtoo indhuhu kugu dhaygageen x2
hayga dhicin hadheeliyin ha iga dhogor madoobaan dhabaan kuu jeclahayoo midaan kuu dhigaan jirin x2
dhaban qurux wanaagay mid ilaahay dhowroo hanaan loo dhameeyo ladhaqdaa tahee
wadnahaad ku dheer tahaa ku dhaweesanaayoo dhawaqaad tiraahdaa dhagaha deeqayee
hayga dhicin hadheeliyin ha iga dhogor madoobaan dhabaan kuu jeclahayoo midaan kuu dhigaan jirin x2