1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
gobaad faadumoy gobaad
garaar yaha luqunta iyo dhexdoo gacan qabasho leh indhaha galalac lenayiyo suniya midabka goni u widh widha guulaa qurux kugu galaday
kalgacal aan guuri karin jaceel aan gaa gaxeen cidkale iga goyn karayn gudhayn baan kuu hayaa
dhulkii geela iyo lo'diyo gamaanku uu joogi jiray uduga gooniya lahaa gawrarkaa jabuti iyo ceelgaal iyo saylac iyo gaarisa iyo borame gabilay hargaysa iyo gaarodi berberiyo toqoshi garanug leh iyo jigjiga geel lookor fadliga gubadle iyo taleex ina keen guriceel tagnee hoobay hoobay aan caynaba dagnee hoobay hoobay
gobaad faadumoy gobaad
timaha gay gaysan iyo garbaha hoos uga dagiyo dibnaha gomashka u egiyo bisladay lamodyay iyo midabka gudgududan gulaa gulaa qurux kugu gin gimay
kalgacal aan goosmi karin marnaba aan iga go'ayn cidkale iga guurin karin gudhayn baan kuu hayaa
dhulkii geela iyo lo'diyo gamaanku uu joogi jiray uduga gooniya lahaa goday buuhoodle iyo burco iyo gashamo iyo lascanod gobwayn agabarkiyo goldheer ceeri iyo gariso iyo jowhar iyo laasqoray gaalkacayo iyo galgadud baladwen iyo ganaane banadir iyo beer iyo nugaal ina keen guri ceel tagnee hoobay hoobay aan caynaba dagnee hoobay hoobay
codkii Faarax murtiile