VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Wiil yar mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Faarax murtiile
Wiil yar

beri aan yaraan jiray
oo iskuul yar lay qoray
oo inan yar lay baray
oo waraaq yar u qoray
oo boos yar u dhigay
oo jawaab yar aan helay
shaw jacayl yar baa i helay
oo shaqo yar daydayay
oon lacag yar soo helay
deedna habaryar u tagay
hagbad yarna aan galay
oo suudh yar iibsaday
oo tay yar lay xidhay
tima jara yarna u tagay
taalo yar ii jaray
oo oday yar sii waday
oo wadaad yar loo wacay
yartii meher yar lagu xidhay
koofeer yar loo waday
oo toob yar loo xidhay
aroos yarna loo dhigay
oo hees yar loo tmay
ana keeg yar aan jaray
marki wiil yar lay dhalay
shaw xanaaq yar baa dhacay

mar kalo yar aan jiray
oo dagaal yar uu dhacay
oo tahriib yar aan galay
oo doon yar soo koray
oo carab yar aan imid
yala waadaad yar lay yidhi
yaw carab yur aan idhi
oon yurub usoo kacay
oo kaam yar aan galay
baraf yarina igu da,ay
oo foom yar lay dhigay
yar saxeexna lay yidhi
you shidhaab mar lay yidhi
oo caydh yar lay qoray
markii caydh yar lay qoray
shaw ciil yar baa i galay

beri aan yaraan jiray
oo iskuul yar lay qoray
oo inan yar lay baray
oo waraaq yar u qoray
oo boos yar u dhigay
oo jawaab yar aan helay
shaw jacayl yar baa i helay
oo shaqo yar daydayay
oon lacag yar soo helay
deedna habaryar u tagay
hagbad yarna aan galay
oo suudh yar iibsaday
oo tay yar lay xidhay
tima jara yarna u tagay
taalo yar ii jaray
oo oday yar sii waday
oo wadaad yar loo wacay
yartii meher yar lagu xidhay
koofeer yar loo waday
oo toob yar loo xidhay
oo aroos yarna loo dhigay
oo hees yar loo tmay
ana keeg yar aan jaray
marki wiil yar lay dhalay
shaw xanaaq yar baa dhacay

codkii Faarax murtiile