VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan Ft Mukhtar - Lyrics

Inaan Hurdo Seexan Waaye inaan Aawada Hadraayo harki Inaan Ku Bahoowo miyaad Hodaneey Ogtahey Haayee Kow Dheh Hanadow waayahee Ii Wad Hodaneey (((Faaduma)) Inuu Habsamaayo Dhiigu inaan Halista Iyo Wadanaha halbowle Inaad Ku Taalo miyaad Hanadow Ogtahayee Waayahee Kow Dheh Hodaneey Haayee Ii Wad Hanadoow ((Mukhtaar)) Inaad Qurux Ugu Horeeyso hablaha Kale Inaan Kabeyro horta Caashaqu I Helay miyaad Hodaneey Ogtahay Haayee Kow Dheh Hanadow waayahee Ii Wad Hodaneey (( Faaduma)) Markuu Qalibigeyga Hiiray markuu Ku Habsaday Jaceylku inuu Xidada Harsaduu miyaad Hanadoow Ogtahayee Haayee Kow Dheh Hodaneey waayee Ii Wad Hanadow (((((Mukhtaar))) Markaan Kaligey Hugmaaye adoo Maqan Aan Hadraaye hortiga Hadan Ka Muuqde miyaad Hodaneey Ogtahay Haayee Kow Dheh Hanadow waayahee Ii Wad Hodaneey (((((Faaduma)))) Hadeey Kuu Hillaan Cadaawe inaan Kuu Hiilan Lahaa nafteyda Huri Lahaaba miyaad Hanadow Ogtahay Haayee Kow Dheh Hodaneey waayee Ii Wad Hanadow. By dayran omar
Queue is empty
-- / --