VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadii aan waraaqaha old version ‘Walbahaar’ - Lyrics

Wadnahayga inan kii kal galayku waabee i warabshay caashaqa Wakhtigaan is baranaa nala kala wareejee waayuhu dhib badanaa Hadii aan waraaqaha ugu dhiibo wariyaha kuna qoro waygaysyada warka mayga gaarisiin Dheeraa waddaduye Wadankuna fogaayee Walbahaarkuna kululaaye Wadka lama huraayee ALLAHAYO wadeecada Adaa kaa wakiishtee Hadii aan waraaqaha ugu dhiibo wariyaha kuna qoro waygaysyada warka mayga gaarisiin ? Walaalkee Iyo waalidkii idhalay ugu cowdii wgii Waxyaaha jirkegiyo Wadnaha iyo halbowlahu Kii weheshinaayeen Hadii aan waraaqaha ugu dhiibo wariyaha kuna qoro waygaysyada warka mayga gaarisiin
Queue is empty
-- / --