logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Buulxuubeey – Dhaanto mp3 ahaan

Sawirka Fadumo shiino

Fadumo shiino

Fikradaada ka dhiibo heestan

Buulxuubeey – Dhaanto lyrics

BIlowgiisii jacayl
Adaa beerayee
Boogta iyo xanuunka
Baashe iga dawee
Lyrics by Masuul.com

Boga iyo wadnaha
Adaa buuxiyee
Bar barkaad xigtaa
Huunoow baafiyaa

Bartii loo bogiiyo
Baxsanoow dalkii
Aroos kula baryaa
Aan bogaadin lahaa

BT JX KHD BT JX KHD BT JX KH D
====================

Barashadii cishqiga
adaa beerayee
Boqor keygiyoow
Baylah igaba dhowr

boondheera iyo
Barxaddii dayniinle
Buuloxuubeey dhexdeeda
Maku bayd galnaa

Bushigaan cishqiga
Baanteedi tahay
Boga igu qaboo
Ila bood ciyaar

BT JX KHD BT JX KHD

QORE FADUMO SHIINO

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --