Heesta Dabin jaceyl - Lyrics
dab inuu jacayl yahay
bini aadmi fara badan
dareeniyo xanuuniyo
durxaaya uu yahay
dabin adiga kuu yaal
dalaq aan ku soo idhi
adna maa dareemine
dookh halis inuu yahay
kugu daalay kugu danseegay
adiguna daruuraha dagtayoo
ma soo dagin
wuxuu damacu qaatee
caashaqu la darisyahay
ee nasiibku daba maro
doqonbaa la moodaa
dunida dhamaanteed
kaa doortay adigoo
dawadaydii noqotaye
waan kugu dul meeraa