A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Is qabqabsi yuun imaan Lyrics

INAGU QARAN BAAN AHAYN
INAGU QARAN BAA NAHOO
INAGU QARAN BAAN AHAAN

DAWLADEENI QIIMO BADAN
MADAXDEENI QARANKIYO
MAS UULIYADI DHAQANKOOW

QAARADAHAA ADUUN
WAXAA NAHAY DUUL KA QORAN
QIIMIYO SHARAF BAAN LAHAYN

IS QABQABSI YUU IMAAN
QILAAF DANBE YUU IMAAN
QALBIGA SHACABKANA HAJIRO
QALBIGA SHACABKANA HAJABIN

2AAD

INAGU QARAN BAAN AHAYN
INAGU QARAN BAA NAHOO
INAGU QARAN BAAN AHAAN

QORAXDII TIMAAD
QORMO QALBIGA UROON
QAYR KIYO SAMAHA U KACAA

NINKII U QALMA HOGAAN
NINKII QARANKA U HALGAMAA
AYAAN QIIL, LOO SAMEEYN

IS QABQABSI YUU IMAAN
QILAAF DANBE YUU IMAAN
QALBIGA SHACABKANA HAJIRO
QALBIGA SHACABKANA HAJABIN

Queue is empty
-- / --