VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maalmaha - Lyrics

maalmahan daraadaa dalandoolay kaligay dariiqyada ma meeraa dadku ma ila yaabee dhalinta da dayda ah waxan uga durkaayoo daamaha la haysta waa daraadaa dawadii naftaydoow durba aan war kaa helo waan kugu dan seegaye dag dag iila soo hadal dayacbaan ahayoo dant iima saamixin inaan kla dakeye wakhtigaa ig daahane hooyaday darstiyo waanadaydi diidaye daba joogan aan ahay hno waa daraadaa
Queue is empty
-- / --