Heesta Shirib - Lyrics
sida geed midha macaan intay dayrti curatay
baydhabo dhexdeediiyo baladwayn ku yaalo
calmanaayo nooluhu cajabisay naftaydee
caafimaan ku noolow
oo cawiyo maalinbaan caashaqa u shiraaya
cuduunow caashaqaygiiyow abidna ciil ha arage
cisayna waad mudantehee caaqil raga ayaad tehee
sida ubax caashaqoo caleemuhu casaan noqdee
ceel dheer dhexdeediyo cadaado ka soo baxay
ana caashaqaagaan caleemaha u lulaayoo
caafimaad ku dhawraa