VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduunyada old version - Lyrics

aduunyadu wey ragaadaye wakhtigu wuu raad cad yahay runtii been baa dumashay rasuulku siduu judeyay wadaadadii raadin jiray caligii way daadiyeen kitaabadii way roogee gayaankii looba roona xishoodkii waa lararaye raxmaanku haynoo sakhiro ragiyo dumar laysma dhaamo riyaa lagu wada jiraa aduunyadu way rafaadaye rumaanbaa lagu rigrigaye wanaagii reeban noqonaye samaan iyo raadinteeda dadaan rabinba dhashoo xili raaxada jeclaa rasaasbaa lagu jalaa xalaaliyo reerkudhiqii ribaa jecel yahaye raxmaanki haynoo sahlee rag iyo dumar laysma dhaamo riyaa lagu wada jiraa
Queue is empty
-- / --