VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dib uxasuusta - Lyrics

markaan suuradaadiyo siduu eebe kuu dhigay usii firo yeesho een dib uxasuustaa samada la ila tagayaa oon aan salalaa miyan seexan karayaa miyaan soorta cunayaa jeeroon kusoo maro sawiro kalaan ahee saqda dhexena habeenkii soo sara kacaayaa wax kale iisan qadhayaan isla saaacadaasaa samada la ila tagayaa oon aan salalaaa miyaan seexan karayaa miyaan soortacunayaa jeeroon kuusoo maro sawiro kalaan ahee
Queue is empty
-- / --