VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haduu - Lyrics

jilaalkii haduu dhamaadey haduu jirku noo darooray ase jalqadaa uu biyeye waxan jamanee u jeelnayn jaliilku hhaduu nasiisey indhaha ka janjeedhin maynoo xareed jabaniyo uljiifta jabuuti anoon kawaayin jarmaadiyo jamad shisheeye jilalka uqaadan maayo malabloow dhulkayga ijiidey markaan jaleeco jaceylkiisu igama guuro
Queue is empty
-- / --