logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wanka naaxayee mp3 ahaan

Sawirka Fadumo Ahmed Dhimbil

Fadumo Ahmed Dhimbil

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Wanka naaxayee lyrics

WANKA NAAXAY EE
WADEECADA KULUMAYE
BAHAL WAAYO QADAY
WEER IYO DUGAAG//
MEEL WEECSAN IYO
WADDADA U FADHIYA
YAAW KALA WARRAMA
WAADAAL NINLE
IN UU WEERAN YUHUU
WAAGII BARYABA
U WAREEGAYANA
YAA UGA WARAMA X2
WAR-WAR RUUX QABO
WACDARAHA DHACIYO
WAAYUHU HAYAAN
KA WANNAAGSANE//
WAKHTI RAAXALIYO
NOLOL WACAN KU JIRA
YAW KALA WARAMA
NINKA WAALANE
WARAN QAATAY IYO//
WIILKII YAR EE
WAA-WAABIYANA
YAA UGA WARAMA
RUUX WABI SITO
CIDLA WQY KALOO
WALBAHAARSAN IYO
KA WALLAALO BADAN//
LABADA WAALID IYO
WEHELKU DHAN YAHAY
YAAW KALA WARRAMA
WAAXYAHA JIDHKIYO
WADDANAHA BUKEE
I WALACAY IYO
NAFTA IYO WADKANA
YAAW KALA WARRAMA
Lyrics by Masuul.com

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --