hada roobka haka onkaadey
xaga barina kahilaacay
habab haduu wax jecel yahay
baydh lagama waayee
naftaa waaxidaadii
adoon bood u ishaaray
waxan kuu bildhaamiyee
kuu baaqay iisheeg
ala haayow hugeygiyow
beerkayga wuxuu kulaa
waxan baafinaayaa
bari hore dadkii lumay
dadbaa ayga jecel baa
baryaayaabohoyaa
baahidaa ihaysaay
adigaaba beer duban

Exit mobile version