aaway hee inankii is arkoonaye
aaway hee aragiis ma iloobinee
waxaan u ooyaa u oomaa aawada
isma arkeen ayaantan ii imow
adaa iloobey axdigii oo lahayn eedayoo

aaway hee inankii is arkoonaye
aaway hee aragiis ma iloobinee

aaway hee ubaxii aan abuurnayeey
aragiisa ma iloobinee
afkeega waa u oomaa aawada
amaatinkaa arwaaxday eedayee
aduunyadii iyo aakhiro axdigii oofiye

aaway hee ubaxii aan abuurnayeey
aragiisa ma iloobinee

Exit mobile version