Ciyoow biyaha keen
Cidaa oomanee caweys
Iyo Ciyaar dhaafee
Ceelka soo jiidee
X2

Ceelka waa cayntaa
Ceeb ma keenaaye
Ceyn kalaa taale
Caajis may haayee
X2

Ciyoow biyaha keen
Cidaa oomanee
Caweys iyo
Ciyaar dhaafee
Ceelka soo jiidee
X2

Roob caleentiisa
Soo carfoowhayse
Cirka waa soo
Ciiraaminowhaaye
X2

Ciyoow biyaha keen
Cidaa oomanee
Caweys iyo
Ciyaar dhaafee
Ceelka soo jiidee
X2

Meel cagaar buuxo
Caadka soo muuqdo
Caana waa yaalaan
Looma ciishoodee
X2

Ciyoow biyaha keen
Cidaa oomanee
Caweys iyo
Ciyaar dhaafee
Ceelka soo jiidee
X2

Ceelka jiidoowgiisa
Yaan la caatoobe
Caawinaan waayee
Caasha waa noogee
X2

Ciyoow biyaha keen
Cidaa oomanee
Caweys iyo
Ciyaar dhaafee
Ceelka soo jiidee
X2

Exit mobile version