allaheen dul badanaayey
waakan daalimiinta arkee
mujrim daajinaayee duniday haleenayaan dayayee ujeedee
igaarkaan dawestaye indhihiis dilaacshaa dunidaan markuu arkay darbi iigu dhaafayee

dertaa maan uduulaayee dhulka waa ideeqi waayee
yaa ii daryeelaa doodayda usheeg taaye

allahii daa im ahaayee daawa kastuu soo dajiyaa qofna diidi maayee dusha kii aad saartidaa dabin kuu dhigaayee
daacad nimo waala dilee dad yahow ogaadee darxuman iyo dardaraa udan beenidoonee

dertaa maan uduulaayee dhulka waa ideeqi waayee
yaa ii daryeelaa doodayda usheeg taaye

Exit mobile version