Heesta hee 2 - Lyrics
waan helayee hadaanaan helayey kii aan hami haayee har iyo hurdo habeenee oon ku daalayaan helayee hada aan helayee ala waan helayee
kii hamigay kuyaal hada aan helayee ala waa helayee
waa harsadee hadaanaan harsadee hoos kii hargelaayee hamuuntiisa ihaaysayee aan ku haraadayaan helayee hada aan helayee ala waan helayee
kii hamigayga kuyaal hada aan helayee ala waa helayee
happy happy i am happy to night