VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta hees 10 - Lyrics

caradaan qofkii casiis siiyee cimrigiisa ku simee ciil aduunyo ceen kasta waa arkaayaa x2 yaan u cus kahaayee yaan u ciir sahaayee x2 anigaa calafkayga xumaadiyee caawa waa caraabayee cidlaan kaligay u cararaayee x2 cuduraa isoo cuskadee cariiriyaan galay iyo calool xumo ee cid icaymiso oon ku cabaado caawinaa waayee x2 yaan u cus kahaayee yaan u ciir sahaayee x2 anigaa calafkayga xumaadiyee caawa waa caraabayee cidlaan kaligay u cararaayee x2
Queue is empty
-- / --