VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maandaranaa - Lyrics

Waa mahadee Waan miirsadyee Murugaa ihaysee Maalmihii horaad iiga maqneed Molaan kujireee anna adlee iga maqneed Maantaa ku helee iilamree Meehii Rabtidee Ana adlee kumaagyaa kuu murgoodayee Maanta muraadkayga waan helee anna adlee iigamaqneed Maantaa ku helee iilamree Meehii Rabtidee Beejka labaad Waa muragee Meel oo rabinee Maalin jacaylka soo martay Miirkayga gashee Sidii markaas Mashaqaan ku jiree Ana adlee kumaagyaa kuu murgoodayee Maanta muraadkayga waan helee Anna adlee iigamaqneed Maantaa ku helee iilamree Meehii Rabtidee Maandaranaa Maano aabahaa mooro xalaal nin kuu rabaa kuula maaganee maanta xumaan loo soo .... Anna makaankiisa udhaafay Meel iga macaan aan helay oo miirkayga u roon Ana adlee kumaagyaa kuu murgoodayee Maanta muraadkayga waan helee Anna adlee iigamaqneed Maantaa ku helee iilamree Meehii Rabtidee
Queue is empty
-- / --