logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mardaadi mp3 ahaan

Sawirka Fadumo Q Hilowle

Fadumo Q Hilowle

Fikradaada ka dhiibo heestan

Mardaadi lyrics

Mirihii macaan miisaan la
Sartaa maal Mala maanace
Ana maarigaan adigaan kugu
Soo maqnaay
Mardaadiyoow maankeyga
Deeqdee mowlaa malab kaa dhigee
Lyrics by Masuul.com

Maantaan maqsuudee
midigtey qabee adigaan
Ku maaganahay misir kaa
Malahee mudo dhaaxa ku
Mirqaamee muuno ma ii laha
Meel kaleto miriqdada ka muuqaheynin

Malkdada yeerte muxibadada
Moosinkeeda maa la gaare
Mixni aan marayee
miirkey dhan waa la qaadeen
markii Ad ii muusawdawaa micno
Yeeshee ma maleysataye

Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --