mudo dheer ayaan kala maqneeene mahad waaye minaan midig taada joogee

magan taadan galeyee maya maya moogaa magan loo galayee murugtaadaa ihaaysee maya maya ee murugtaada haysee x2

madaxaa mashaqaan galayee meel maheestiyee adigaan mulkigaa ehee x2

ma iloobin misaal kaad iila maag tayee murugtaa marabee imood x2

miyaad moog tahay malintaan midigtaa qabtoo mininkay ku geeyee

maslaxees kaama rabee maya maya ee mowlaheen ka yaawee mid kaleetaa meel idhigtee maya maya mid adoo kale maan arkaayee

ma iloobin misaal kaad iila maagtayee murugtaa marabee imood x2

madaxaa mashaqaan galayee meel maheestiyee adigaan mulkigaa ehee x2

wax ku mooday dib looma raacee ana ma ogiyee abaal kaan mudankiisa gooyee x2

magan taadan galeyee maya maya moogaa magan loo galayee murugtaadaa ihaaysee maya maya ee murugtaada haysee x2

madaxaa mashaqaan galayee meel maheestiyee adigaan mulkigaa ehee x2

ma iloobin misaal kaad iila maagtayee murugtaa marabee imood x2

maalintii shalay masoo gadoontee ani tiileen ahayee kuu maciini maayee x2

maslaxees kaama rabee maya maya ee mowlaheen ka yaawee mid kaleetaa meel idhigtee maya maya mid adoo kale maan arkaayee x2

ma iloobin misaal saad iila maagtayee murugtaa marabee imood x2

madaxaa mashaqaan galayee meel maheestiyee adigaan mulkigaa ehee x2

Exit mobile version