VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miirka meelaas doorahaaye - Lyrics

murugaa i heysaa maradaa iska xooree maskinkii moori maage malaba macaan loo galaayee marti wa la so maamulaaye miirka meelaa doorahaaye magacaiyoone maal maraacee makri ma u qataa minakis ma dhaafaa muradkey wa sugaye ma ogeyn markii ....................... murtidin laheyn wa la moode miirka meelaa doorahaaye magacaiyoone maal maraacee mukulaalba meeshii laga maagahaayo ma moogee maalintu baxee ana maanta meehi aan maago muraadkeygi yaalaa maraaye miirka meelaa doorahaaye magacaiyoone maal maraacee
Queue is empty
-- / --