faca soo karaayow falxumaan maroonee iyo fayoobi laysku faanee hadii la isfahmaayana waa la faa idaaye

ka fiirsee kana fogaadee filkaa wax eheen ka feejig naawee jaceel faqiir galay maa fududaan karaayee

nin firash ku seexdee iyo fooq dheer nin fuulee fooq dheer nin fuulay isku fil waaye makala fiicnee fataaxa ween usigaa faraj noo furaayee

ka fiirsee kana fogaadee filkaa wax eheen ka feejig naawee jaceel faqiir galay maa fududaan karaayee

Exit mobile version