Heesta Xabiibi - Lyrics
Xidagay aa tahayee xariir iida'dee
Xeebtii xamar adigaa kaa soo xushayee
Waxii laxaraarugoohaayo xiisahaaga waaye
Ha ixoorineee xabadka isaareee
Xabiibi xabiibi
Xabaddii jacaylkaaga la xanuunsadee
Intii xawaal galin xasil ii imaw
Waxii laxaraarugoohaayo xiisahaaga waaye
Ha ixoorineee xabadka isaareee
Xabiibi xabiibi
Xiligaan dhaxdiisa intaan xaasho kuu dhigee
Xisaab laguma gaari karee waa xadla'aan
Waxii laxaraarugoohaayo xiisahaaga waaye
Ha ixoorineee xabadka isaareee
Xabiibi xabiibi