yaa ii kaa barayee yaa agteeda ku keenayee arin aan fileenin iyl amar ma iigu dhacayee

inantii abaalka iigashayaa ani loo hoobayee ogolkay ma eheenay waalay ajalee leey asiibayee yaa ii islaamaayee oo agteeda igeenayee

yaa ila ooyee oo yaa arxan iigalaayee

ubaxdii indhahayga iifurtayaa ay ka inkaar sadeen

inantii abaalka iigashayaa ani loo hoobayee ogolkay ma eheenay waalay ajalee leey asiibayee yaa ii islaamaayee aqalkeeda igeeyayee

Exit mobile version