VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faraska caashaqa - Lyrics

filka aynigaagiyo faca aad la nooshahay qurux iyo fariidnimo allaa kaa fadiday edab ana fiira eegmadaa igu mudan falaadhii fiid aragtidaadii uurkayga falatee kalgacaylkan iga furan maad igu furdaamini mise faraska caashaqa maad fuulin waligaa fidmadiisa caashaqu waa sida folkaaniyo filanwaaga duufaan wadnahaaga foogmee ana foorame tibaduu intay fidisay dhiigiyo qalbigay ku faaftoo feedhahayga damaqdee
Queue is empty
-- / --