VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Beerka mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Falis Abdi
Beerka

barashadii daariyo
ma eednee
bisha arwaa sugee

bashabashii barwaaqadii
biranoo noo jeel
guulow isii

bidii daga inaan
bogii laabta abadkaa
ii hay beerka

bal roga waa badbaade
bilinka weele
bene beenii
bilaash ma aheene
reerli bogee
buuhoo i jeede

bil ii daga inaan
bogay iyo laabta
ebedka berka i hay

codkii Falis Abdi