VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daa - Lyrics

inaan daayo baan rabay misna waaban diiirsaday inaan doorsdaan ban rabay mise waaban dooqsaday inaan diido baan rabay inay diido buu rabay haatan inaan daahiyaan rabay mudo aanan daaiman inaan daajiyaan rabay dadku ay ogaadaan inaan doojiyaan rabay inay doojisuu rabay haatan waaban doonayaa dareenkii jacaylkaa dihnigayga galayoo dookhii aan rabaybaa dabcigeedii leeyahaye ishqigaa i dirayee i dulaystay waayadan dabiibkuii naftaydiyo digtooradii u diidaye dawadaydu waa adi doqoniimadu waa maxay mudo badan ima daashan daay caashaq ima galin dulinimo aan ka baxee daa daa daa waxa tahay ambadaase daa diifta caashaq iga bi,i daryeelkaaga igu badi daa farxadaada aan dardaree daa daa isku beena daa adigaa is dilayee hadalkiina diidayee doodii dhexdeeniyo goormaan dawgii garab maray cishqiguna doraadiyo ayaamahan i daayoo dadab aan wadaagniyo aqalkii dugsooonaa dabcigayga galisee dareenkayga weeyaan daa inantaa daa daryeelkana u fidi dhawr inanta dhawr daleelada ka dhawr daa daa dibnahaaga daa dacdarada ku reebtay aan bal dhawree daa dareenkaa kugu jira dihnigaaga lagu beeray anba dishee daa dawga garan daasi oo ku doortay la ma diidee daa daruuraha aan ku geeyee daa dir diraha kala dila laba daacad daa dahab iyo kaaga fiicni duunyadaba aan bal duulne daa daa duudka saaran xabadkaaga aan bal daaree daa ha iga ssaarin dabcigaaga daa aan bal daalnee daa xiska saaran dabnahaaga gacmo gacmo dixda hoose kama dabaashadaa kala dooro iga dooro daa daa daa isku kee ban daa inaan daayo baan rabay misna waaban diiirsaday inaan doorsdaan ban rabay mise waaban dooqsaday inaan diido baan rabay inay diido buu rabay haatan inaan daahiyaan rabay mudo aanan daaiman inaan daajiyaan rabay dadku ay ogaadaan inaan doojiyaan rabay inay doojisuu rabay haatan waaban doonayaa
Queue is empty
-- / --