dhitis dhitis jacaylba
dhakac dhakac igu dheelo
markaan dhadhamiyay caashaquna
dhadhaqaajee wadnahee
meel dheer haka dhiganoo
sida dhamacduu
dhamaantay
ku dhagdhagoo
dhaandhaan buu
iiga kaa dhigay
wali uma dhiman
uma dhimanine
dhabtii jacaylka
dhibuu igu hayaaye
dhakhso iiga soo gadh

dhilidhili ileen waa
dhanku uu usii dhaco
dharaar kaliya
hadii aan ku dheehan
farxadayda dhantaalan
dheer dheer dhaxal awoow
dhaqankii
inuusan dhumin
dhexdeenana
dhib iyo dheef
aan wadaagno
wali uma dhiman
uma dhimanine
dhabtii jacaylka
dhibuu igu hayaaye
dhakhso iiga soo gadh

Exit mobile version