gudniinka fircoonigaa waa
gawrac aan qarsoonayn
gabdhaha yaan la jarino gumarka
gabadhaada ha garaafayn
jirkeedana ha goo gooyn
gayaankana ha dhaafsiin
dareenkana ha gaagixin
dhibaatana ha gaadhsiin
ha gudinoo gacalada ha u garan
fircooniga ha u gudin gabadhaada

Exit mobile version