gudniinka fircooniga
waa gawraca aan qarsoonayn
gabdhaha yaan la jarinoo gumarka
gabadhaada ha garaafeynb
jidhkeedana ha goooyn
gayaankana ha dhaafsiin
dareen kaagana ha gaagixin
gibaan tana aarsiin
ha gudionoo ha gudinoo
gacalada ha ugaran
fircooniga ha ugudin
ha gudinoo ha gudinoo

Exit mobile version