VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idaaya - Lyrics

dabaylihi isiday markay ila durkeen daruuraha i geeyeen darbadihii rogmanaayiyo duufaantan dhex galay dalcadahaan ka dhacay diiradaydii caashaqa halkii aan ku dayay ee aan daneeyay markaan dagay dugsigii darmadii aan dhigay sidaan doonahayee dudadii ma godladin damqashadaa sidiibuu dabku iigu baxaya iyo idaaya ha idilee idaaya ha idilo jacaylkuye daqarada naftaydiyo hadii aan dimirkiy o diiftu aan ildaranahay dambarsaday lugooyada doqon ruuxii weheshada cidluu dugaag ku cunay damaciyo nasiibkuba dookhayga yaabka leh kii aan dalbadayee markaan dagay dugsigi darmadii ag dhigay sidaan doonahaye dudadii ma goglane damqashadaa sidiibuu dabku iigu baxaya iyo idaaya ha idilee idaaya ha idilo jacaylkuye
Queue is empty
-- / --