quruxdaadii baa qancisay naftaydii
qaayo badanidaa waa kugu qaboobee

dusha iyo hamiga qofba ruux cajabiyoo
daaqada jacalka qaligiisa galiyoo

qoorta iyo gacamaha dhexda qabatinkaleh
qacdii aan jaleecaa boholyawiqaadee

goodka iyo laxaad kiyo il qabadka leh
qoon markaan umilicsado laabtu way qabawdaa

qosila yagleel qosal ila wadaag
ila qaado noloshoo ila qabso caasha

qos ila yagleel qosol ilawadaaq
ila qaado noloshoo ilaqabso caashaqa

qumaneey jacal qiyaasan lahayn
qaybaha idhkayga dhamaantoo qabsaday

miyaan qarin karaa qiiro iyo qasaaraba
aan u qabsamayne looqorsheeyay caashaqa

wadnahaad ku qorantoo xididada dhex qaadoo
runtii qaalidaydaay wanaag waad uqalantaa

qdlaf iyo qaloocba kuumo quudhikaree
waxaad tahay qudhaydoo raga idilka qaatee

Exit mobile version